Akhriso: Kulanka Farmaajo iyo Uhuru oo Looga Hadlay Kiiska Muranka Badda Sheeko:Arrimaha Amniga Kulan goordhow soo dhamaaday oo dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta ayaa lagu sheegay in labada dal iska afgarteen arrinta badda. Wasiirka arrimaha dibadda ee… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xoogga Dalka Oo Bilaabaya Howlgallo Lagu Furayo Waddooyinka u Xiran Al-shabaab Taliska ciidanka xoogga dalka, qeybta 60-aad ayaa sheegay in maalmaha soo aaddan ay bilaabi doonaan howlgallo lagu furi doono waddooyinka u xiran Xarakada Al-shabaab. Jeneraal Maxamed Sheekh C/laahi, taliyaha cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Ka Qeybqaadanaya Sare u Qaadista Amniga Iyo Dhaqaalaha Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, iyo madaxweyne ku-xigeenka midawga Yurub, Federica Mogherini ayaa Kula kulmay magaalada Brussels ee xarunta midawga Yurub. Kulanka ayaa looga hadlay xariirka xooggan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Puntland Oo La Doortay Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa maanta waxaa ka dhacday doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, kadib markii bishan 7-deedii ay xildhibaannada Puntland eryeen guddoomiyahoodii C/xakiin Dhoobo Daareed. Doorashada maanta ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ku Tartamaya Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland? Waxaa hadda magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka socota doorashada guddoomiyaha golaha wakiilada ee maamulkaasi. Arrintan ayaa imaaneya kadib markii guddoomiyihii hore Dhoobo Direed shaqada laga diray 7-badii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Dalalka Dariska iyo Khaliijka Ayaan Ku Heynaa Xargo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo shalay la hadlayey jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kenya ayaa sheegaya in dalalka dariska ay yihiin saamiley dano ka leh Soomaaliyeed, isla markaana ay adeegsadaan siyaasiyiinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo oo Sheegay in Kheyre Ay sii Wada Jooji doonaan Sanadka Haray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo shalay kulan gaar ah la qaatay jaaliyadda Soomaalida ee Kenya ayaa sheegay in 3-dii sano oo ay joogeen ka shaqeeyeen xasilooni siyaasadeed. Madaxweynaha oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobay Oo Xaqiijisay In Ciidanka Kenya Ay Weerareen Shirkadda Hormuud Warbixin cusub oo ay soo-saareen baareyaasha gaarka ah ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in militeriga Kenya ay mas’uul ka yihiin 5 weerar oo loo geystay shirkad isgaarsiin oo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dayacaadda Villa Somalia: Tirakoob Aan Ku Sameynay Safaaradaha Dibadda ee u Dummi raba Dayactir La’aan Kadib booqashadii ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ee uu shalay ku tagay safaaradda Soomaalida ee Paris, markii uu indhihiisa ku soo arkay dayactir la’aan sanado badan ah iyo iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Mas’uuliyiin Lagu Diley Degmada Balcad Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in deegaanka Cadayga oo hoostaga degmadaasi xalay lagu diley guddoomiyahii deegaankaasi iyo sidoo kale ku xigeenkiisa. Koox hubeysan…