Madaxweyne Sheekh Shariif: Wallaahi Haddii aysan Joojin waan Bixineynaa, Mooryaanimmo ma Yeeleyno Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran, madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa madaxda dowladda federaalka ah ku eedeeyey in aaney dadka… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh: Dalkan Shaqo Kama Socoto..ee Waa Edeb Darro, Dulmi iyo Been Guddoomiyaha Xisbiga UPD , xubinna ka ah madasha xisbiyada qaran, madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamay in madaxda dowladda federaalka ah ku mashquulaan, shaqana ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mdaxweyne Waare “Waxaa Socda Wejiga Labaad Ee Gurmadka B/weyne” Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ay haatan wadaan wejiga Labaad ee u gurmashada dadka uu saameeyey fatahaadda Wabiga Shabelle. Waare ayaa tilmaamay in uu dhammaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo u Jawaabtay Madaxweyne Hore, Shariif Sheekh Axmed Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa u jawaabtay madaxweynihii hore ee dalka, Shariif Sheekh Axmed, kadib shir jaraa’id oo uu qabtay. Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wafdiga Madasha Xisbiyada Qaran oo Ka Degay Baladweyn, Kana Guuleystay Caqabado Jiray Diyaaradii ay la socdeen madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo xildhibaannada labad aqal ee baarlamaanka oo ka tirsanaa madasha xisbiyada qaran iyo qaar kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaashii Hore Ee Dalka Oo u Ambabaxay B/weyne Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ka duushay diyaarad gaar ah oo ay la socdaan madaxweynayaashii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif Sheekh Axmed iyo xildhibaanno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maareeye Cusub Oo Loo Magacaabay Garoonka Diyaaradaha Ee B/weyne Wasaaradda gaadiidka ee Hirshabelle ayaa maareeye cusub waxay u magacawday garoonka diyaaradaha ee magaalada B/weyne, waxaana xilkii laga qaaday guddoomiyahii hore. Wareegto uu soo saaray ku simaha wasiirka wasaaraddan, ahna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Iyo Xildhibaanno Ku Xayiran Garoonka Aadan Cadde Warar naga soo gaaray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu xayiray madaxweynayaashii hore ee dalka, Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud iyo xildhibaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Habraaca Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Guddiga doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay kulan ku yeesheen magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal, waxaana ay shaaciyeen xilliga ay dhici doonto doorashada guddoomiyaha baarlamaanka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhoobo Daareed Iyo Ciidan Uu Wato Oo Gaaray Sanaag Guddoomiyahii baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) oo Khamiistii xilka laga qaaday ayaa isaga baxay magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Sida wararku ay sheegayaan, guddoomiyaha waxaa la…