Dedaallo Loogu Gurmanayo Shacabka B/weyne Oo Laga Bilaabay Somaliland Sheeko:Dalka Qaar ka mid ah magaalooyinka Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in xilligan ay ka bilowdeen dedaallo loogu gurmanayo shacabka B/weyne, oo dhibaato xooggan kasoo gaartay fatahaaddii uu magaaladaasi ku sameeyey… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Ku Saabsan Geerida Taliyahii Ciidanka Booliiska Somaliland Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay geerida Taliyahii ciidanka Booliiska Somaliland oo xalay ku geeriyoodey Hargeysa. Wasiirka wasaaraddan, Maxamed Kaahin Axmed oo la hadlay…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wareysi: Kenya oo Sheegtay In Kiiska Badda Ay Wada Hadal Kula Jiraan Soomaaliya Xoghayaha Joogtada Ah Ee Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya. Amb.Macharia oo wareysi siiyey Citizen TV ayaa ka hadlay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Halkan Ka Akhriso: Waxaa jira muran dhuleed…