Golaha Shacabka: Guddiga Joogtada oo Wasiir Islow iyo Hey’adaha Amniga Ballan Weyn u Qabtay Sheeko:Arrimaha Amniga Wararka naga soo gaaraya golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegaya in saaka guddiga joogtada ee golaha ay la kulmeen hey’adaha amniga oo uu horkacayo wasiirka amniga gudaha Maxamed Abukar… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Somaliland oo Markii 6-aad Muddo Kordhin Sameystay Baarlamaanka Somaliland ayaa markii 6-aad sameystay muddo kordhin iyaga oo iska indho tiray dhammaan baaqyada maxaliga iyo kuwa dowliga ah. Golaha guurtida ee Somaliland oo maanta fariistay ayaa cod aqbaliyad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Mahad Maykon Oo Loo Magacaabay Tababaraha Kooxda Heegan Maamulka kooxda Heegan ayaa xilkeeda tababarnimo u magacaabay laacibkoodii hore Mahad Maxamed Xaaji (Mahad Maykon) oo ka mid ahaa xidigihii soo maray naadigan ciidanka booliska Soomaaliyeed. Laacib Mahad ayaa Heegan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuntay Shaqsi Isku Qarxin Lahaa Hoggaanka Ahlu-sunna Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa waxa ay xukun ku riddey shaqsi la sheegay in 23-kii May, 2019 ciidamada amniga qabteen isaga oo isku qarxin rabay hoggaanka Ahlu-sunna…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Arrimaha Looga Hadlay Kulankii Farmaajo iyo Xisbiyada Siyaasadeed Subaxdii sabtida waxaa Villa Somalia kulan ku yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo hoggaamiyeyaasha xisbiyada siyaasadda ee dalka. Kulanka oo baaqday khamiistii, waxaa furay agaasimaha madaxtooyada Dr. Nuur Diiriye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Geelle Oo Cambaareeyey Dilkii Elmaas Elman Dowladda Jabuuti ayaa si adag u cambaareeysay dilkii nasiib darrada ahaa ee 20 kii Bishan loo geestay marxuumad, Elmaas Elman Ali, taas oo lagu dhex toogtay xarunta Xalane ee Magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Madoobe oo u Duulay Kenya Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Madoobe ayaa lagu waramayaa in uu goordhow u duulay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi. Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan inuu halkaasi kula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxaadaradii Sheekh Umal oo Baaqatay Qoraal kasoo baxay wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ayaa lagu sheegay in la baajiyey muxaadaraddii Sheekh Maxamed Cabdi Umal, oo lagu waday in lagu qabto gudaha magaalada caasimada ah ee…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Xaliimo Yarey: Doorashada Qof iyo Codka Ah Waa Waajib Dastuuri Ah Guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka marwo Xaliimo Ismaaciil Ibraahim(Yarey) oo ka hadashay golaha ammaanka ayaa dowladda federaalka ah ugu baaqday iney u aragto doorasho qof iyo cod ah iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Goobjoog u Sheegay Shuruudo uu Ku Xiray La Kulanka Farmaajo Xisbiga Wadajir oo ka tirsan axsaabta qaran ee dalka ka jira ayaa qaadhacay kulan uu maanta ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyaga oo hordhigay shuruudo. Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir…