Madaxweynaha Biixi Oo Iskushaandheyn Sameeyey Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadahoodu yihiin JSL/XM/XKQ/222/1-387/122019 iyo JSL/XM/WM/222-388/122019 uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey xubno ka mida golaha wasiirada. Waxaanay u… 2 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xidhibaanno Golaha Shacabka Ah oo Meel Adag Ka Istaagay Faragelinta Xabashida ee Galmudug Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa si adag uga hadlay faragelinta xabashida ee arrimaha Galmudug iyada oo Villa Somalia ku eedeeyey adeegsiga awood shisheeye. Murashax Cabdiraxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka DFS Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gedo Dagaal u dhaxeeyey ciidamada xoogga dalka iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaanno hoostaga degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Ciidanka xoogga dalka ayaa weerar ku qaaday deegaannadaasi oo ay ku sugnaayeen…