Maxaa Looga Hadlay Aqalka Sare? Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 21 aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka… 1 daqiiqo
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Qeyb Ka Mid Ah Doodda Golaha Shacabka ee Nooca Doorasho Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka hor hadlay golaha shacabka ayaa sheegay in maanta ay tahay guul in dalka uu yeelanayo axsaab siyaasadeed kuwaas oo la soo dooranayo muddo dheer…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiir Ducaale Islow oo Bilaabay Ololaha Doorashda 2020 Wasiirka amniga qaranka Maxamed Abuukar Islow ayaa maanta waxaa uu sheegay inuu kulan la qaatay dhalinyaro ka soo jeeda deegaankiisa. Wasiirka ayaa boggiisa Faceboogga ku soo qoray sidan “Waxaan kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xoogga Dalka oo Deegaanno Kala Wareegay Al-shabaab Ciidamada Kumandoosta dowlad gobaleedka Jubbaland oo ay wehliyaan xoogga dalka gaar ahaan Danab oo iskaashanaayo ayaa Al-shabaab kula dagaalay deegaanno hoos yimaada magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada hoose. Dagaalka ayaa…
6 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maxaad Ogtahay Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Bisha November 2019 Ka Dhacay Ciyaaraha Soomaaliya Warbaahinta Goobjoog ayaa bishii 11-aad oo xariir ah kuu soo gudbinaysaa dhacdooyinka kala duwanaa ee laga diiwan geliyay guud ahaan ciyaaraha wadanka bishii November 2019. 01-Novermber 2019-Magalaada Laascaanood ee Xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga NISA Oo Sheegtay Iney Qabatay Nin Fulin Rabay Weerar Bam Ah Barta ay hay’adda NISA ku leedahay Twitter-ka ayaa lagu baahiyey sawirka nin la sheegay in uu doonayey fulinta weerar Bam kuwa gacanta laga tuuro ah. NISA ayaa tilmaantay in shaqsigan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Qeybgaleysa Shir Muhiim Ah Oo Ka Dhacaya Madrid Soomaaliya ayaa ka qaybgalaysa Shir weynaha Isbedelka Cimilada ee kasocda Magaalada Madrid, kaasi oo ay ka soo qaybgaleen in ka badan 10,000 oo qof oo ka kala socda 193 dowladood…