Baaq Loo Diray Maleeshiyaad Ku Dagaalamay Gobalka Mudug. Sheeko:Amniga Waxaa isi soo taraya baaqyada nabadeed ee loo jeediraayo laba maleeshiyo beeleed oo maanta ku dagaalamay deegaannada Afbarwaaqo iyo Toofiiq ee gobalka Mudug, kuwaas oo ka soo kala jeeda dowlad… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Digay Muddo Kororsiga 2020 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay aragtida ay wadaan dad khubaro isku sheegaya laakin ka hadlaya waddo suurtagalineyso in la sammeeyo KORORSIIMMO xilliga hay’adaha dastuuriga qaarkood…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal u Dhaxeeya Maleeshiyaad Kasoo Kala Jeeda Galmudug Iyo Puntland Oo Ka Socda Mudug Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal xooggan, kaasi oo u dhaxeeya maleeshiyaad kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug. Dagaalka ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Wadajir Oo Eedeeyey DFS War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga Wadajir ayaa lagu eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya, islamarkaana lagu sheegay in ay fursad siisay xubno Al-shabaab ah iney baneeyaan dilka hoggaamiyahooda, C/raxmaan C/shakuur. Xisbiga ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Shacabka Ee BF oo Furaya Kiiska Dilkii Almaas Elman Warar naga soo gaaraya golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegaya in loo yeeray labo wasiir oo xukuumadda federaalka ah ka tirsan si wax looga weydiiyo arrimo la xiriira…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Shacabka oo Arrimo Amniga La Xiriira ugu Yeeray Labo Wasiir Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa lagu warramayaa inuu arabacadii u yeeray labo wasiir oo ka tirsan xukuumadda Xasan Cali Kheyre si wax looga weydiiyo arrimo la xiriira amniga.…