Wararkii Ugu Dambeeyey Roobab Dabeylo Watay Oo ka Da’ay Guud Ahaan Puntland Sheeko:Dalka Deegaannada dhaca dhulka Xeebta ah ee gobalka Bari,ee dowlad gobaleedka Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ka da’ayey roobab xoogan oo dabeylo watay kuwaas oo biyo badan dhigay togagga… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Laga Soo Sheegayo Magaalada Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi ayaa sheegaya in xiisad ay ka taagan tahay halkaasi. Xiisaddan ayaa salka ku haysa shaqsi la sheegay in si weyn…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay askar xabado ku furtay Bajaaj Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukuntay Labo askari oo loo haysto dilka iyo dhaawaca dad rayid ah. Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa u qornaa sidan:- Xasan Muuse Warsame iyo Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Markale Ka Doodaya Sharciga Doorashooyinka Qaranka Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa maanta oo sabti ah in markale ka doodaan sharciga doorashooyinka Qaranka. Kulanka Guud ee Golaha Shacabka ayaa ajandahiisu yahay sii waddida…