Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Sharci Darro ku Tilmaamtay Guddi Wasaaradda Waxbarashadu Magacowday Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in wasaaraddu dhistay guddiga Waxbaarshada, Dhaqanka iyo Seyniska. Sidoo kale wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyn: Webi Shabeelle oo Mar Kale Fatahay Xaafadaha kala duwan ee magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan oo horay ugu barakacay fatahaado ayaa hadda wajahaya mid kale oo cusub oo webigu ku soo daayey qeybo ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Villa Somalia oo Ku Bixineysa €393,000 Difaaca Qaan Dhan €66 Milyan Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa heshiis kula gashay qareenno u dhashay dalka Holland lacag dhan €393,000 si uga difaacaan dacwada ay ku furtay shirkadda Atlantic Marine and Offshore Group…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Arrimo ay Tahay Iney Golaha Shacabka Weydiiyaan Wasiirrada Amniga, Duulista iyo Taliyaha Booliiska Maanta, waxaa golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ka soo hor muuqanaya wasiirka amniga gudaha Maxamed Abukar Islow, wasiirka duulista Maxamed Oomaar iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ka Dhacay Gobolka Mudug Rag hubeysan ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay jidka u galeen gaari ay la socdeen dad shacab ah, kaasi oo kasoo baxay deegaanka Gelinsoor, kuna socday magaalada Gaalkacyo. Sidey inoo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Baaqyo Nabadeed Oo Loo Diray Maleeshiyaad Ku Dagaallamay Mudug Waxaa soo kordhaya baaqyada nabadeed ee loo dirayo maleehsiyo beeleedkii ku dagaallamay deegaanno ka tirsan gobolka Mudug. Deegaanka Afbarwaaqo iyo deegaanno kale ayaa waxaa ku dagaallamay maleeshiyaad kasoo kala jeeda…