Maxkamadda Ciidamada oo Xukun ku Riday Askari Dilay Haweeney Ganacsato Aheyd. Sheeko:Amniga Dable Xoogga Dalka Cabdullaahi Cali Cumar ayaa loo heystaa dilka Marxuumad Dhibaay Maleele Maxamed oo ganacsata aheyd,dilkaas oo ka dhacay degmada Wallaweyn ee gobalka Shabeellada Hoose 23-May sanadkan. Eedeysanaha oo… 3 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Dhibaatooyin Baaxadweyn oo Haysta Shirkadaha Diyaaradaha Soomaaliya Qoraal ka soo baxay guddiga adeegga difaaca diyaaradaha Soomaaliya, oo shalay loo qeybiyey golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa la soo gaarsiiyey Goobjoog News. Qoraalkan waxaa ku jira cabasho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyey ciidanka DFS iyo kuwa Al-shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalyahanno ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa la sheegay in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Weerar Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kaasi oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Rag hubeysan oo illaa iyo hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Xooggan Oo Ka Socda Mudug Dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed, islamarkaana kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug ayaa dib uga bilowday deegaanno ku yaalla bariga gobolka Mudug. Dagaalkan ayaa ah mid aad…