Akhriso: Qaraxa iyo Khasaaraha Hotel SYL Sheeko:Amniga Kooxo hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ayaa caawa weerar waxaa ay ku qaadeen Hotelka SYL oo ku yaala nawaaxiga madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Wararka Goobjoog News ay heleyso ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Khasaare Ka Dhashay Gaari Xoogga Dalka Ah oo Rogmaday. Gaari ay wateen ciidamada xoogga dalka gaar ahaan kuwa Milatariga qeybta 21-aad ayaa maanta ku rogmaday inta dhaxeyso deegaanka Gelisoor ee gobaka Galgaduud iyo magaalada Gaalkayo ee gobalka Mudug. Gaariga…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maamul Xummida Wasiir Oomaar Oo Ay Halis Ugu Jiraan Diyaaradaha in Laga Mamnuucayo Duulimaadyada Wasiirka Gaadiidka, cirka iyo dhulka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar ayaa maamul xummidiisa darteed waxaa halis ugu jira in dhammaan diyaaradaha ka shaqeeya Soomaaliya la geliyo liis caalami ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Barlamaanka Puntland oo Xubinnimadii Kala Noqday Dhoobo- Daareed Mudanayaasha golaha wakiillada dowladd goboleedka Puntland ayaa maanta xubinnimadii xildhibaannimo kala noqday Cabdixakim Maxamed Axmed Dhoobo oo la sheegayo in eedeymo loo soo jeediyey. Fadhiga golaha oo ay soo xaadireen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DFS Oo Sheegtay In Duqeyn Ka Dhacday J/dhexe Lagu Diley Sarkaal Sare Oo Al-shabaab Ah DFS ayaa sheegtay in duqeyn 24-kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacday gobolka Jubbada Hoose lagu diley sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-shabaab. Warbaahinta dowladda ayaa lagu baahiyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Xaaladda Deegaannadii Lagu Dagaallamay Ee Gobolka Mudug Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in xaalad deganaansho ah laga dareemayo deegaanka Towfiiq ee gobolkaasi iyo deegaanno kale oo shalay dagaallo culus ay ka dhaceen. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Baaq u Dirtay Beelaha Ku Dagaallamaya Gobolka Mudug Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa baaq nabadeed waxaa loogu diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaanka Towfiiq ee gobolka Mudug. Puntland ayaa sheegtay in walaac aad u xooggan…