Golaha Shacabka oo Sii Wada Akhrinta Sharciga Doorashada. Sheeko:Baarlamaanka Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulmay kulankoodii 21-aad kala fadhigii 6-aad waxaana shir guddoominaayey guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh sheekh Cabdiraxmaan. Ajandaha kulanka ayaa… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiir Maareeye oo Golaha Shacabka u Hortagaya Su’aalo La Xiriira Siyaasadda Warbaahinta Qaranta Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa u yeeray wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareye inuu hor yimaado 15 Dec 2019. Wasiira ayaa su’aalo laga weydiin doonaa shaqada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga AKHRISO: Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii SYL Hotel Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyey weerarkii xalay Al-shabaab ku qaadeen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay Booliiska ayaa lagu sheegay in weerarkaasi soo qaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DFS: Waa Lasoo Afjaray Weerarkii SYL Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in xalay saq dhexe lasoo afjaray weerarkii ay xubno Al-shabaab ah ku qaadeen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Weerarkan ayaa ahaa mid bilowday fiidkii hore…