Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka Soomaaliyeed Sheeko:Amniga Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa Maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen hindise-sharciyeedka difaaca Qaranka Dalka oo Golaha usoo gudbisay Wasaaradda difaaca. Shirka ayaa sidoo kale lagu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo soo Dhoweeyey Heshiiska DF iyo Ahlu Sunna Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay heshiiska 20-ka xildhibaan ee ay gaareen dowladda federaalka ah iyo Ahlu sunna. Mareykanka ayaa qeyb weyn ka qaatay sidii heshiiska loo gaari lahaa.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ahlu-sunna: Beesha Caalamka Ayaa Ka Shaqeysay Heshiika 20-ka Xildhibaan Kooxda suufiyada ah ee Ahlu sunna ayaa qoraal ay ka soo saartay arrimaha heshiiska ay dowladda federaalka ah ee 20-ka xildhibaan ku sheegtay in isu soo dhowaanshiyaha ay ka dambeeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ahlu-sunna oo Loo Saxiixay in 20 Xildhibaan Ku Yeelato Galmudugta Cusub Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kooxda Ahlu sunna kula heshiisay in golaha wakiilada laga siiyo ilaa 20 xildhibaan. Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha waxaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobdo Mooshin Looga Keenay Wasiir Maareeye Qaar ka tirsan xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa mooshin ka gudbiyey wasiirka warfaafinta Maxamed Cabdi Maareeye iyada oo lagu eedeeyey in warbaahinta qaranka uu ka sameeyey eex…