Farmaajo: Hal Milyan oo Buug Ayaan Diyaarinnay Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta daah-furay Manhajka dugsiyada hoose iyo dhexe ee dalka isaga ka hadlay arrimo badan oo manhajka, ardeyga iyo guud ahaan waxbarashada dalka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Nabaddoon Villa Somalia Ku Eedeeyey Musuq iyo Faragelin Nabaddoon Imaan Jimcaale Faarax oo ka mid ah ergadii dhawaan loo diiwaan geliyey soo xulista xulidhibaannada Galmudug ayaa sheeg in wasaaradda arrimaha gudaha ay ka saartay liiskiisa nabaddoonada ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Mahaday Oo Aan Gurmad Ka Helin DFS Iyo Hirshabelle Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka jirto degmadaasi, kadib markii dhowaan uu ku fatahay Wabiga Shabelle. Saa Fuleel…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiir Sabriye “Waxaan Dardargelinaynaa Dhismaha Maamulka Galmudug” Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney socdaan qorsheyaasha lagu dedejinayo dhismaha dowlad goboleedka Galmudug. Wasiirka wasaaraddan Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay in ay ka go’antahay dhismaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Warbixin Ka Dhageysanaya Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulankooda warbixin uga dhageystaan Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka, isla markaana ay mudanaayasha sii amba qaadaan ka doodista…