Galmudug: Nabaddoon Ka Hadlaya Sida Ay Liiska Uga Saareen Wasiir Sabriye, Guddoomiyaha Dayniile iyo Hareeri Sheeko:Dalka Nabaddoon Cabdullahi Daahir Maxamed oo ka tirsan liiska saxiixayeyaasha Galmudug oo la soo xiriiray Goobjoog News ayaa ka sheeganaya in xoog looga saaray liiska saxiixayaasha Galmudug isaga oo ku eedeeyey… 2 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Qaldan Wasaaradda Warfaafinta ee JF ee Soomaaliya? Warbaahintu waa isha ugu muhiimsan ee dadku ka ogaadaan dhacdooyinka hareerahooda iyo dunida inteeda kale, xiriir soke ayaa ka dhaxeeya saddex geesoodka (1). Weriyaha (2). Warka (3) Dhageystaha. Waa meel…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Xoghayaha Maaliyadda Maraykanka? Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa kula kulmay xoghayaha maaliyadda dowladda Mareykanka, Steven Mnuchin, oo kamid ah madaxda ka qayb geleysa madasha 19-aad ee Dooxa.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani “Illaa Hadda Ma Cadda Nooca Ay Tahay Doorashada Soo Socoto Ee Federaalka” Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa sheegay in aanay wax shaqo ah ku lahayn nidaamyada hadda socda ee la doonayo in lagu wajaho doorashooyinka 2021 ee dowladda dhexe.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirka Warfaafinta Oo Maanta Hortagaya Golaha Shacabka Wasiirka wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in uu hortago golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Xildhibaanno gaaraya…