Madaxweyne Madoobe oo Go’doomintii Ka Baxay Sheeko:Amniga Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta guriga martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xaliimo Yareey iyo Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Diyaar garowga Doorashada 2020-ka Guddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka, Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Deeq Bixiyayaasha Caalamka ayaa maanta ku dhexmaray magaalada Muqdisho kulan xog is waydaarsi oo ku saabsan hawlaha la xariiro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Somalia oo Xiratay Guddoomiyaha Xisbi Mucaarad Ah Waxaa isniintii magaalada Muqdisho gurigiisa lagala baxay oo ilaa hadda xiran Yuusuf Xasan Mursal oo ahaa guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee amniga iyo cadaaladda. Xisbiga oo ka mid ah asxaabta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DFS Oo Kala Qaadeysa Maleeshiyaadkii Ku Dagaallamay Gobolka Mudug Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in maanta oo Talaado ah lagu wado iney DFS kala qaaddo maleeshiyaadkii dhowaan ku dagaallamay deegaannada Towfiiq iyo Afbarwaaqo. Taliska ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruurta oo Dhibaato Ka Soo Gaartay Fatahaadda Webi Shabeelle Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dhibaatada fatahaadda ay u geysatay qoysaska Soomaaliyeed gaar ahaan caruurta. Labadii bil ee la soo dhaafay, hey’adaha gargaarka waxaa ay sheegayaan in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Madaxweyne Erdogan? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen…