Akhriso: War-murtiyeedka Shirka Madasha Aragti Wadaagga Soomaalida ee sannadlaha ah Sheeko:Dalka Madasha Aragti Wadaagga Soomaalida ee sannadlaha ah, oo kulmisa haldoorka Soomaalida meel walba oo ay joogaan, waxay markii saddexaad ku qabsoontay caasimadda Jamhuuriyadda Djibouti, intii u dhaxeysay 15-19-kii December 2019.… 8 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Saleebaan oo La Musuqay: Saxiixe Galmudug oo La Badalay iyo Murashax Arrinta Ku Lug Leh Nabaddoonno ka tirsan jufada reer Maxamed Cabdi oo ka tirsan beesha Saleebaan ee Galmudug, oo la soo xiriiray Goobjoog News ayaa ka sheeganaya musuq lagu sameeyey saxiixe ka tirsanaa odeyaashii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Maanta Loo Qaadayo Codka Kalsooni Kala Noqoshada Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay cod u qaadi doonaan in xilka laga qaado madaxweyne Donald Trump iyo in kale. Kulan ay ku yeelan doonaan xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilhaan Cumar Oo Sheegtay In Maraykanka Uu Cafiyey Deymihii Uu Ku Lahaa Soomaaliya Ilhaan Cumar oo ka tirsan Kongareeska Maraykanka ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay waxay ku shaacisay in Maraykanka uu cafiyey deymihii uu ku lahaa Soomaaliya, kadib markii ay aqalka wakiilada Maraykanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Sweden Kala Hadlay Deyn Cafinta Soomaaliya Iyo Xoojinta Xiriirka Labada Dal Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa Magaalada Geneva ee Dalka Swizerland kulan gaar ah kula qaatay Wasiirka arrimaha dibedda Dalka Sweden, Ann Christine Linde. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhuusamareeb: Ciidamada Ammaanka Oo Baadigoobaya Nin Dilay Walaalkiis Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamabeere ee Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in ciidamada ammaanka ay wadaan howlgal ay ku raadinayaan nin la sheegay inuu xalay dilay walaalkiis. Ninka la raadinayo ayaa…