Shirkii Maaliyadda Dalka oo Kismaayo lagu Soo Gaba-gabeeyay Sheeko:Dalka, War Waxaa magaalada Kismaayo ee caasimadda dowladgobaleedka Jubbaland maanta lagu soo gaba-gabeeyay shirkii wasiiradda maaliyadda dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah ,waxaana gabagabada shirka wasiiradu ay ku heshiiyeen sii xoojinta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ma’da Oo Laga Ceyriyey Shaqadii Tiyaaterka Qaranka Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa xilka ka qaaday maareeyihii Golaha Murtida iyo wacyigalinta Qaranka Maxamed Abuukar Axmed Ma’da. Wareegto kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Furay Shirka Wasaaradaha Maaliyadda DFS Iyo Dowlad Goboleedyada Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goor dhow wuxuu magaalada Kismaayo ka furay shirka wasaaradaha maaliyadda ee DFS iyo dowlad goboleedyada. Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Richard Otto Oo Loo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Uganda Ee Soomaaliya Dowladda Uganda ayaa waxay taliye cusub usoo magacwday ciidankeeda ka jooga Soomaaliya ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa ee AMISOM. Richard Otto ayaa xilkan loo magacaabay, wuxuuna xilka kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhoobo Daareed Oo Sheegay Inuu Ka Shaqeynayo Dhismaha Maamul u Gaar Ah Sool Iyo Sanaag Guddoomiyahii hore ee baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland, C/xakiin Maxamed Axmed Dhoobo Daareed ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan dhismaha maamul u gaar ah gobollada Sool iyo Sanaag. Wuxuu sheegay in…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Taariikhda Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Maanta waxaa loo dabaaldagayaa 76-guuradii ka soo wareegtey markii la asaasay ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo beegneyd December 20, 1943-dii. Ciidanka Booliiska waxaa uu jiray Taariikhdaas ka hor sida uu Goobjoog News u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Maaliyadda DFS Iyo Kuwa Dowlad Goboleedyada Oo Shir Uga Furmayo Kismaayo Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose uu ka furmo shir ballaaran oo looga hadlayo hanaanka maaliyadda dalka. Shirkan ayaa waxaa isugu imaanaya…