Taliyaha Ciidanka Lugta iyo Midka 21-aad oo Ka Warbixiyey Weerarkii Galkacyo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha ciidamada lugta ah ee xoogga dalka Soomaaliya Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa ka warbixiyey weerarkii lagu qaaday habeenimadii xalay kolonyo ciidan ah oo hoggaaminayey gudaha magaalada Gaalkacyo ee Galmudug. Taliyaha… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirro Maanta Hortagaya Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa kulankoodan waxa ay su’aallo ku weydiin doonaan wasiirro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya. Wasiirada maanta hortagaya golaha shacabka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Puntland Ka Tiri Qaraxii Gaalkacyo? Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Puntland ayaa ka hadashay qarax xalay ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Maxamed C/raxmaan Dhabancad, wasiirka wasaaraddan ayaa sheegay iney aad uga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ku Dhowaad 10 Qof Oo Ku Geeriyootay Qarax Xalay Ka Dhacay Gaalkacyo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax loo adeegsaday gaari oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Waxaa qaraxan lagu weeraray…