Sheekh Shaakir “Dowladda Hanagu Hoggaamiso Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab” Sheeko:Amniga Sheekh Maxamed Shaakir, Madaxa xukuumadda Galmudug ayaa sheegay in Ahlu-sunna yihiin kuwa kaliya ee sida daacadda ah ula dagaallamay Al-shabaab. Wuxuu sheegay Shaakir in dowladda dhexe looga baahan yahay iney… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Al-shabaab Iyo Macawisley Oo Ku Dagaallamay Hiiraan Dagaal u dhaxeeyey Maleeshiyaadka Macawisley iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Ceel-cali ee gobolka Hiiraan. Wararka ay heshay Goobjoog News, ayaa waxay sheegayaan in dagaalkan uu bilowday kadib markii Macawisleyda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Ka Dhacay Duleedka Berbera Dagaal u dhaxeeyey maleeshiyaad u abaabulan qaab qabiil ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay deegaanka Beeyo oo ku yaalla duleedka magaalada Berbera. Ugu yaraan Lix qof ayaa dagaalkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaawacyada Daran Ee Qaraxii Ex-control Afgooye Oo Turkiga Loo Qaadayo Dowladda Turkiga oo ka jawaabaysa dhibaatadii ka dhalatay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, ayaa degdeg kusoo dirtay diyaarad aad u weyn oo sidda daawo, laguna qaadi doono dhaawacyada daran.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ku Baaqay Dardargelinta Daweynta Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Ex-control Afgooye Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa booqday xarunta gurmadka deg-degga ah oo ay ka socoto isku dubba ridka howlaha loogu gurmanayo Dadkii waxyeelladu kasoo gaartay weerarkii Muqdisho ka dhacay Shalay.…