Guddiga Doorashada Galmudug oo Ku Fashilmay Jadwalka Sheeko:Dalka Sida ku qoran jadwalkii cusbaa ee ay soo saareen Guddiga Doorashada Galmudug, maanta oo ah 31-ka December waxay aheyd in la dhaariyo xildhibaannada Galmudug laakin ma dhicin. Waxaa kale oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Federaalka ah oo Ansixiyey Miisaaniyadda 2020 Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan wadajir ah oo ay yeesheen waxaa ay maanta ku ansixyeen miisaaniyadda 2020. Kulanka waxaa joogay guddoonka labada aqal oo markii ugu horeysay ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Mahad Salaad: Kalsooni Laguma Qabi Karo NISA Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) shalay waxay sheegtay in qarixii Ex-Koontarool ay ka danbeeyeen dowlado shisheeye. Xogta ay hayaana ay la wadaagi doonaan Hay’adaha sirdoonka Caalamka qaarkood. Saacado…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabsi Laga Qabo ” Shutdown” Ku Yimaada Hey’adaha Dowladda Federaalka Ah!! Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta xarunta golaha shacabka ku leh kukn wadajir ah si looga baaqsado Shutdown ku yimaada hey’adaha dowladda federaalka taasi oo saameyn ku leh mushaaraadka shaqalaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Sidee Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb? Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan iney deggan tahay xaaladda magaaladaasi, kadib markii xalay halkaasi dagaal kooban uu ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo ciidan ilaalo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labada Aqal Ee BFS Oo Kulan Wadajir Ah Leh Waxaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah ay kulan wadajir ah magaalada Muqdisho ku yeeshaan mudanayaasha Labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kulankan oo noqonaya midkoodii Labaad oo xiriir…