Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka iyo Firaaq hay’adaha Dawladda. Sheeko:Baarlamaanka Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka ee Aqalka Sare horyaala qodobkiisa 11(6) waxaa lagu sheegay in Madaxweynaha JFS uu ka soo magacaabayo Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya xisbiga ama isbahaysiga doorashada ku guulaysta kuraasta… 6 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:War AKHRI 12 BUUG SANADKA 2020 Waxaan kugula talinayaa in liis akhrintaada sanadkan 2020 (reading list) aad ku darsato buuggaagtan hoos ku xusan. Waayo akhrinta buuggaagtan oo kale waxaad ka helaysaa xikmad weyn oo ku saabsan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helay Duqeyn Diyaaradeed Oo Lala Beegsaday Xubno Al-shabaab Ah Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn ay diyaarado dagaal ka geysteen deegaanno ka kala tirsan gobollada Jubbooyinka, Baay iyo Shabellaha Hoose. Duqeymahan ayaa ka kala dhacay deegaannada iyo degmooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Adag Oo Soo Wajhaday Soomaali Qaxooti Ku Ah Yemen Wararka ka imaanaya dalka Yemen ayaa waxay sheegayaan in xilligan, xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay soo wajahday qaxooti Soomaaliyeed oo ku nool dalka Yemen. Sababta ay xaaladdan usoo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Dani Oo Digniin u Diray Ciidamada Xirta Waddooyinka Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa digniin u diray ciidamada inta ay gadoodaan misane xira waddooyinka ama joojiya shaqooyinka ka socda xarumaha muhiimka ah ee maamulkaasi. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Banaanbax Looga Soo Horjeedo Al-shabaab Oo Maanta Ka Dhacaya Muqdisho Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo qabanqaabiyey Banaanbax looga soo horjeedo Al-shabaab, kaasi oo la filayo in maanta uu ka dhacdo magaalada Muqdisho. Waxaa la xiray qaar ka mid ah waddooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Korneel Caarre Oo La Heshiiyey Xukuumadda Biixi Korneyl Saciid Jaamac Caarre ayaa lagu soo waramayaa in heshiis uu la gaaray xukuumadda Somaliland, kadib wadahadallo muddo badan qaatay. Wararku waxay sheegayaan in Korneelka uu aqbalay in jabhaddiisa laga…