Sida ay baahisay warbaahinta dowladda, ciidanka kumaandoosta ee ka howlgasha deegaanada maamulka Jubbaland, oo kaashanaya ciidamadda AFRICOM ayaa saacadihII u dambeeyay duqeeyay Fadhiisimo ay maleeshiyada Al-shabaab ku lahaayeen, deegaanka Caanoole,oo hoostaga…