Xaaf Oo Ka Horyimid Ku Dhowaaqista Xildhibaannada Cusub Ee Galmudug Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka horyimid ku dhowaaqistii shalay ee Liiska xildhibaannada dowlad goboleedka Galmudug. Wuxuu sheegay in arrintan u egtahay qorshe ay xukuumadda federaalka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka Kenya Oo Heegan La Geliyey, Cabsi Laga Qabo Al-shabaab Awgeed Saraakiisha ciidanka Booliiska Kenya ayaa sheegay in heegan xooggan la geliyey ciidanka dalkaasi, kadib cabsi laga qabo in Al-shabaab ay weeraro hor leh ku qaadaan wadankaasi. Ciidamo isugu jira Booliis…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suldaan Qaabuus oo Geeriyoodey iyo Magacaabis La Sameeyey Waxaa geeriyoodey Suldaanka Cummaan Suldaan Qaabuus Bin Saciid isaga oo jiray 79 sano, waxaana la sheegayaa in qoyska isku raacay in la magacaabo Heysam Bin Dhaariq Ala Saciid inuu jagada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxay Ka Wada Hadleen Farmaajo iyo Afwerki? Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho labo maalin ah ku jooga dalka Ereteriya ayaa waxaa uu saacadihii tagay la kulmay dhiggiisa Isaias Afwerki. Sida ay sheegeyso wakaaladda SONNA labada mas’uul waxaa ay ka wada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Iran oo Qiratay Ridista Diyaaradda Ukrine Dalka Iran ayaa bayaan uu soo saaray maanta waxaa uu qirtay inuu soo riday diyaaradda Ukrine Airlines taasi oo ay ku dhinteen ilaa 178 qof. Warka waxaa uu intaas ku…