Guddiga Farsamada Galmudug oo Shaaciyey Saddex Xildhibaan Sheeko:Baarlamaanka Guddiga farsamada maamul dhisida dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta shaaciyay magacyada ilaa 3 xildhibaan oo ka tirsan 6-da xildhibaan ee ka dhineyd baarlamaanka 2aad ee Galmudug. Halkan Ka Akhriso Magacyada: 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Al-shabaab Oo Muqdisho Ku Toogatay Taliye Ka Tirsan Hay’adda Sirdoonka Qaranka. Taliyihii ciidamada sirdoonka ee magaalada ku taalla koofurta Soomaaliya ee Qoryooley ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho sabtidii sida uu xaqiijiyey sarkaal boliis ah. Maxamed Isxaq oo ah sarkaal boliis ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-Shabaab Oo Ugu Hanjabtay Mareykanka Inay Weerari Doonto Xarrakada Alshabaab ee saldhiggeedu yahay dalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay weerarro ku qaadi doonto xarumo Mareykanku ku leeyahay adduunka maalmo kaddib markii ay weerar qasaaro geystay oo aan la fileyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidleyda Muqdisho: Canshuur Bixiyeyaal Aan Loo Adeegin! Gaadiidleyda Muqdisho oo si joogta ah u bixiyo canshuurta lagu waajibiyey, ayaa hadana waxa ay yihiin kuwo aan helin adeegyadii ay dowladda uga baahnaayeen, gaar ahaan dowladda hoose ee Xamar.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Beesha Caalamka oo Cadaadis Ku Bilowday Villa Somalia iyo Dowlad Goboleedyada Beesha caalamka, gaar ahaan dalalka iyo ururada daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa muuqato in dulqaadkii ka dhammaaday iyaga oo saacadihii tagay qaaday tallaabooyin lagu cadaadinayo dowladda federaalka ah iyo dowladaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Iran oo 3 Arrin Ka Balanqaaday Dhiggiisa Ukrain Xiriir dhanka telefanka ah ee dhexmaray madaxweynaha Ukrain Volodmyr Zelenky iyo dhiggiisa Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa ninka dambe waxaa uu balanqaaday 3 arrin oo muhiim ah. In Iiraan ay Ukrain…