Muqdisho: 13 Caruur Ah oo Gaajo u Dhimatay Sheeko:Dalka Ilaa 13 qof oo caruur u badan ayaa la xaqiijiyey iney gaajo ugu dhinteen kaam ku yaalla degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Weriyeyaasha Goobjoog News oo saaka booqday kaamka ayaa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Degmada Wanlaweyn Ee Shabellaha Hoose Xiisad u dhaxeysa Labo maleeshiyo beeled ayaa lagu soo waramayaa iney maanta ka taagan tahay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose. Waxa ay xiisaddan salka ku haysaa dagaal shalay Labadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Askari Ka Tirsan Ciidanka DFS Oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Dhuusamareeb Wararka ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ayaa waxay sheegayaan in askari ka tirsan ciidanka DFS uu habeenkii xalay ahaa ku dilay magaaladaasi qof shacab ah. Sida ay inoo sheegeen dad goob…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Horumarinta Hirshabelle Iyo K/galbeed Oo Maanta Ka Furmaya Baydhabo Waxaa maanta oo Talaado ah lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay uu ka furmo shir looga hadlayo horumarinta dowlad goboleedyada Hirshabelle iyo sidoo kale K/galbeed. Shirkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Jira In Al-shabaab Dib Ula Wareegeen Deegaanka Tooratoorow Ee Shabellaha Hoose? Ururka Al-shabaab ayaa sheegay in ay dib ula wareegeen deegaanka Tooratoorow ee gobolka Shabellaha Hoose, kadib markii shalay ay ciidanka DFS la wareegeen deegaankaasi. Baraha ay ku leeyihiin Internetka ayeey…