Ciidanka DFS Oo Kala Dhexgalay Maleeshiyaad Ku Dagaallamay Galgaduud Sheeko:Amniga Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in ciidanka xoogga dalka ay kala dhexgaleen maleeshiyaad dhowaan ku dagaallamay gobolkaasi. Ciidankan oo uu hoggaaminayo Taliyaha Guutada 13-Aad Ee Ciidanka Dawladda Qaybta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Gaalkacyo Ee Galmudug Oo Kahor Yimid Xil Ka Qaadistii Lagu Sameeyey Duqa Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug, Yuusuf Xirsi Barre ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay wareegto xilka looga qaaday oo xalay kasoo baxay xafiiska madaxweyne Xaaf. Waxa uu sheegay Xirsi in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland Oo Ka Hadashay Howlgal Ay Ku Dileen Xubno Al-shabaab Ah Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa faah faahin ka bixisay howlgal ay ciidamadooda ka fuliyeen deegaanno ka kala tirsan Jubbada Hoose iyo Gedo. C/nuur Ibraahim Xuseen, afhayeenka wasaaradda amniga Jubbaland ayaa ugu…