Kenya Oo u Digtay Al-shabaab Sheeko:Amniga Wasiirka arrimaha gudaha Dalka Kenya, Fred Matiang’I, ayaa digniin culus u diray Maanta Al-Shabaab iyo Dadka gabbaadka siiya, si adagna ay ula dhaqmi doonaan haddii ay Gacanta ku dhigaan. Wuxuu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Lagu Diley Degmada Wanlaweyn Ee Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi xalay lagu diley mid ka mid ah nabadoonnada aadka looga yaqaan degmadaasi. Sida ay sheegeen dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudbadaha Musharraxiinta Guddoonka Baarlamaanka Galmudug Oo Maanta La Dhageysanayo udanayaasha Baarlamanka Galmudug ayaa Saaka oo Khamiis ah u diyaargaroobaya dhageysiga khudbadaha musharaxiinta u tartameysa Guddoonka Baarlamanka Labaad ee maamulka Galmudug. Arbacadii shalay ayaa la xiray qabashada Araajida musharaxiinta ,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Carabta Oo Sheegay In Si Buuxdo u Taageerayaan Soomaaliya Kulanka Baarlamaanka Waddamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta oo Shalayto lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Qaahira ee xarunta Dalka Masar ayaa laga soo saaray bayaan lagu taageerayo Dowladaha Soomaaliya iyo Suuriya. Bayaanka…