Maxamed Nuur Gacal oo Noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug Sheeko:Baarlamaanka Waxaa hadda dhamaatay tirinta codadka doorashada guddoomiyaha baarlamaanka 2-aad ee Galmudug, waxaana codadka ugu badan helay Maxamed Nuur Gacal. Gacal oo horay uga tirsanaa xafiiska ra’isul wasaare Xasan Kheye ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Taariikh Nololeedka Murashax Maxamed Nuur Gacal Waxaa hadda xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ka socda tartanka doorashada guddoonka, dadka u tartamaya jagada guddoomiyaha waxaa ka mid ah Maxamed Nuur Gacal Dhalashada: 1966, ayuu ku dhashay Degmada Ceel-dheer…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Taariikh Nololeedka Murashax Cabdinaasir Aadan Cusmaan Waxaa hadda xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ka socda tartanka doorashada guddoonka, dadka u tartamaya jagada guddoomiyaha waxaa ka mid ah Cabdinaasir Aadan Cusmaan. Haddaba, Waa Kuma Cabdinaasir Cusmaan: Akhriso: Taariikh…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhuusamareeb: Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug oo Socota Waxaa goordhow xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ka bilaaban-doona doorashada guddoonka baarlamaanka 2-aad ee maamulka. Guddoonka waxaa u taagan musharaxiinta kala ah Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Cabdinaasir Aadan Cusmaan oo…