Turkiga Oo Baaraya Saliidda Ku Jirta Biyaha Soomaaliya Sheeko:Dalka Madaxweynaha dalka Turkiga Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku casuuntay Turkiga sahan loogu sameeyo saliidda ku jirta badaha Soomaaliya kaddib markii ay Ankara heshiis la saxiixatay Libya sannadkii… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Aqalka Sare Oo Ansixiyey Xaqsiinta Ciidamada Howlgabka ah Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Howlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka sida ee dalka. Kulankii oo ahaa mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Biixi oo Magacaabis Sameeyey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxaa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadahoodu kala yihiin JSL/XM/XKQ/222/1-443/012020 iyo JSL/XM/WM/222-444/012020, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda. Waxaanay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “DFS Lugaha Ugama Hayno Qabiil Ahaan Iyo Dowlad Ahaan” Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka diidday wadahadal ay la gasho maamulkiisa. Wuxuu tilmaamay in dedaal badan ku bixiyeen sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Sidee Xaaladda Magaalada Marka? Waxaa deganaansho laga dareemayaa magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo xalay uu ka dhacay dagaal ku bilowday qaraxyo loo adeegsaday gaadiid. Ururka Al-shabaab ayaa werar lama filaan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xogga Dalka: Waxaan Dilnay 12 Ka Mid Ah Al-shabaab Taliska Ciidanka xoogga dalka ayaa faah afahin ka bixiyey howlgaladii ay dhawanahan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ka fuliyeen deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose. Taliyaha Ururka 5-aad, guutada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorayada Madaxweynaha Galmudug Baarlamaanka cusub ee dowlad gobaleedka Galmudug oo yeeshay kulankoodii labaad kala fadhigii kowaad oo ka qabsoomay xarunta Baarlamaanka dowlad gobaleedka ee Shiirkole ee magaalada Dhuusamareeb,waxaana shir goddoominaayey guddoomiyaha golaha wakiilada…