2019: Soomaaliya oo Noqotey Dalalka Ugu Musuqa Badan Markii 13-naad Sheeko:Dalka Inkasta oo maamulka Farmaajo uu mar weliba sheego horumar laga gaaray dhanka maaliyadda, isla xisaabtanka iyo dib u habeynta hey’adaha dhaqaalaha, xiriir wanaagsanna uu kala dhaxeeyo hey’adda IMF-ta iyo bangiga… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Galmudug Oo Kulan Degdeg Ah Ku Leh Dhuusamareeb Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in maanta ay halkaasi kulan degdeg ah ku yeelan doonaan xildhibaannada baarlamaanka Galmudug. Sida ay Goobjoog News u sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf: Hala Joojiyo Waxa Ka Socda Dhuusamareeb Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa soo saaray qoraal uu kaga hadlayo waxa ka socda magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Xaaf ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Amniga Gobolka Banaadir Oo Arrimo Dhowr Ah Looga Hadlay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Xalay oo Khamiis ahayd yeeshay kulan Todobaadle ah oo inta badan lagu gorfeeyo arrimaha ammaanka, soo celinta bilicda Caasimadda iyo is-dhexgalka Bulshada. Kulanka oo ay goobjoog…