Gaalkacyo: Xaaf Oo Madaxweyne Loo Doortay, Akhriso Maamulka Oo Dhameystiran Sheeko:Dalka Galmudug ayaa saacado gudaheed yeelatay madaxweynihii 2-aad kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Galkacyo. Xildhibaanada Galmudug garabka Gaalkacyo ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug u doortay Xareed Cali Xareed. Sidoo kale waxa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shariif Iyo James Swan Oo Kawada Hadlay Doorashada Galmudug Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire James Swan kala hadlay xaalada cakiran ee ka taagan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Guddoomiyaha Xisbiga Kulan Oo Dowladda Ku Eedeeyay Qas Guddoomiyaha Xisbiga siyaasiga ah ee Kulan Cismaan Xasan Cilimi oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay qas ka waddo dhismaha maamulka Galmudug oo hadda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Warfaafinta Jubbaland Oo Goobjoog Uga Waramay Arrinta Janan Wararka ku saabsan baxsashada wasiirkii amniga ee Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa weli isasoo taraya, Jubbaland ayaa sheegtay iney dooneyso warkiisa nolol iyo geeriba. Wasiirka warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta dowlad gobaleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaalida Ku Nool Shiinaha Oo Dalbatay Gurmad Ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbatay in ay gargaar la soo gaaraan. Ardaydan oo qaarkood la hadlay warbaahita VOA ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deni Oo Ku Baaqay In Al Shabaab Lagala Dagaalo Dhaqaalaha Madaxweynha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Al shabaab lagala dagaalamo dhinaca dhaqaalaha oo aysan ahayn kaliya in loo wajaho qaab mileteri. Deni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baallayaashii NISA oo Lagu Waaberiistay Saaka, salaaddii subax waa qaraxyo isdabajoog ah lala eegtay baallayaasha ay NISA ku xirtay Kaamirooyinka ee qeybo ka mida wadada dheer Maka Almukrama, ee bartamaha Muqdisho. Kaamirooyinkan oo ah “Security…