Dibadbax Lagu Taageerayo Ahlu Sunna oo Ka Dhacay Dhuusamareeb Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa goordhow ka dhacay Dhuusamareeb dibadbax lagu taageerayo Ahlu Sunna kaas oo ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan magaalada. Dubadbaxayaasha ayaa taageero u muujiyey… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Janan Oo Gaaray Kismaayo, Una Sii Duulay Nairobi Wasiirka amniga dowlad goboleedka Jubbaland, C/rashiid Janan oo 28-kii bishan ka baxsaday xabsi ay dowladda federaalka ku haysay, kuna yaalla magaalada Muqdisho ayaa ugu dambeyn gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka…