Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed oo Soo Dhoweeyey Madaxweyne Qoor Qoor Sheeko:Dalka Dowlad goboleedyada Hirshabelle iyo Koonfur galbeed ayaa soo dhoweeyey doorashada Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ee maanta ka dhacday Dhuusamareeb. Ugu horeyntii, dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa soo dhoweysay, taageerana u… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Shabeelaha Dhexe Faahfaahino dheeri ah ayaa ka soo baxaya dagaal deegaanka Qalimoow ku dhexmaray ciidanka dowladda iyo dagaalyahanada Al Shabaab dagaalkaas oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalkan oo dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS Oo Soo Dhoweysay Doorashadii Axmed Qoorqoor Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda Federaalka Soomaliya ayaa soo dhoweysay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda galmudug. Wasaaradda ayaa ugu horeyn hamabalyo u dirtay madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo U Hambalyeeyay Madaxda Cusub Ee Galmudug Muqdisho, Febaraayo 02, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Soo Dhoweeyay Doorashada Qoorqoor Donald Yamamota safiirka safaaradda mareykanka u fadhiya Soomaaliya ayaa tagaarey doorashada maanta ka dhacday Galmudug isaga oo hambalyo u diray madaxweyne Qoorqoor Yamamoto ayaa sidoo kale qof walba ugu yeeray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Odowaa Oo La Hadlay Goobjoog: Waxaa Lagu Qasbanaan donaaa in Meel dheer Laga raadiyo Galmudug Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa oo ka tirsanaa murashaxiinta qaadhacay doorashada Galmudug ee maanta ka dhacday Dhuusamareeb, laguna doortay Axmed Qoorqoor ayaa sheegay in Galmudug ay ku laabatay meel ka xun halka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo La Doortay Guddiga doorashada Galmudug ayaa sheegay in madaxweyne ku xigeenka Galmudug loo doortay Cali Daahir Ciid ka dib doorasho maanta ka dhacday magaalada Dhuusamreeb ee caasimadda maamukaasi. Xilka madaxweyne ku xigeenka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xildhibaan Warsame Joodax: DF Waxay Galmudug Ka Waddaa Boob Xildhibaan Warsame Maxamed Xasan (Joodax) oo ka tirsan golaha shacabka ee Baarlamanka federaalka Soomaaliya, ayaa dowladda federaalka ku eedeeyey in sidii loo baahnaa aysan wajihin maamul u sameynta Galmudug .…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhismaha Garoonka Jamaacadaha Oo Gebo Gebo Ah Waxaa heer gabo ah soo gaaray dib u dayactirka ka Socda garoonka Jamaacadaha ee degmada Hodan wuxuuna garoonka soo maray maraaxil kala duwan sanadihii lasoo dhaafay waxaana iminkana muuqanaysa bilicda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odowaa Oo Eedeeyay Farmaajo Iyo Kheyre Murashax Cabdiraxmaan Odowaa ayaa waxa uu eedeyn u jeediyay madaxda ugu sareysa ee dalka isaga oo tilmaamay in Galmudug ay yeelato seddex madaxweyne ay masuuliyadeeda qaadayaan madaxweyne Farmaajo iyo ra’isulwasaare…