Ahlusunna oo War Cusub ka Soo Saartay Galmudug Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug garabka Ahlusunna Weljamaaca Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa war cusub ka soo saaray goorta uu soo dhisi doono golihiisa wasiiirada cusub ee Galmudug. War-saxaafadeed maanta… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim: Wey Adagtahay Soomaaliya In Ay Ka Dhacdo Doorasho Qof Iyo Cod Ah Aqoonyahan Maxamed Axmed Caalim oo wareysi siinayay Goobjoog News ayaa sheegay in sanadka 2020-201 aysan dalka ka dhici Karin doorasho qof iyo cod ah isaga oo tilmaamay in madaxda dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weriye Soomane oo Dammaanad Lagu sii Daayey Ururka Suxufiyiinta Puntland ee Map ayaa dammaanad ku soo dayay Wariye Cumar somane oo ay xalay xireen ciidamada booliiska ee Magaalada Garoowe. Boolisku waxay sheegeen in loo xiray warar uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka oo Ku Baaqay Dib u Heshiisin iyo Iney Wada Hadlaan DF iyo Dowlad Goboleedyada Qoraal arbacadii ka soo baxay xafiiska hawlgalka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Mareykanka ay mar walbo ay ahmiyad gaar ah siinayaan in DF iyo dowlad goboleedyada kala shaqeeyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Degdeg: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax goor dhow ka dhacay degmada Hodan ee gobalka Banaadir. Qaraxan oo ahaa mid lagu soo xiray gaari uu lahaa xildhibaan ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhallinyaro Ku Nool Wadanka UK Ayaa Degmooyinka Yaaqshiid Iyo Hiliwaa Ka Aasay Aasay Labo Koox Oo Kubbadda Cagta Ah Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku nool Wadanka UK ayaa Degmooyinka Yaaqshiid iyo Hiliwaa ka aasay aasay labo koox oo kubbadda cagta ah,iyagoo ugu tala galay in ay dhallinyarada ay ka taageeraan…