1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Ku Sumoobay Hilib Ay Cuneen Gobalka Gedo Koofurta Soomaaliya Wararka laga helayo gobalka Gedo ee dowlad gobaleedka Jubbaland ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in dhowr qof ay geeriyoodeen, kadib markii ay ku waxyeeloobeen Hilib sumeysan oo ay cuneen. Dadka…