Beled Xaawo: Muxuu Ka Hadlay Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland? Sheeko:Arrimaha Amniga Maxamuud Sayid Aadan Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee dowlad gobaleedka Jubbaland oo maanta shir jaraaid ku qabtay degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo ayaa ka warbixiyay Xaaladaha ka taagan Gobolka. Madaxweyne… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga doorashooyinka Puntland oo Gaaray Boosaaso Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka dowlad gobaleedka Puntland ayaa maanta waxaa ay gaareen magaalada Bosaso ee gobalka Bari, waxaana magaalada ku soo dhaweeyey goddomiyaha gobalka iyo mas’uuliyiinta degmada Bosaso.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Aqalka Wakiillada Somaliland oo Sheegaya in Doorashada Ku Dhaceyso Waqtigeeda Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Suleymaan Maxamuud Aadan oo maanta furay kala fadhigii 71-aad ee golaha wakiilada , kaas oo inta badan ay soo xaadireen xildhibaannada. Guddoomiyaha ayaana sheegay in doorashada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo ka qayb galay shirka Caalamiga ah ee Cuntada iyo Beeraha oo lagu qabtay dalka Jarmalka Wafdi uu hogaaminayo Mudane Xuseen Maxamud Sheekh Xuseen Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ka qeybgalay Shir weynaha Caalamiga ah ee 12-aad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gedo: Dagaal Dhexmaray Ciidanka Dowladda Iyo Kuwa Jubbaland Israsaaseyn kooban ayaa maanta degmada Beladxaawo ee gobalka Gedo waxa ay ku dhexmartay ciidamo ka tirsan dowladda federaalka oo dhawaan halkaasi la geeyay iyo ciidamo taabacsan dowlad goboleedka Jubbaland gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Degdeg: Aqalka Sare Oo Ansixiyay Sharciga Doorashooyinka Qaranka Xildhibaanada golaha aqalka sare oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda ayaa waxa ay dood adag ka yeesheen akhrinta 3-aad ee hindise sharciyeedka doorashooyinka qaranka iyaga oo maanta ugu dambeyn ansixiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Golaha Aqalka Sare Oo Maanta Meelmarinaya Sharciga Doorashooyinka Xildhibaanada golaha aqalka sare ayaa maanta lagu wadaa in ay si rasmi ah u meelmariyaan sharciga doorashooyinka dalka si loo cadeeyo nuuca doorasho ee dalka ka qabsoomi doonto sanadka 2021-ka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Saxiixay Sharciga Batroolka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saxiixay sharciga Batroolka dalka kaas oo ay horay u soo ansixiyeen golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa sharcigaan in uu saxiixo waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladaha Soomaaliya Iyo Rwanda Oo Heshiis Kala Saxiixday Dowladaha Soomaaliya iyo Rwanda ayaa kala saxiixday heshiis dhinaca duulimaadyada kaas oo sare u qaadaya hormarka labada dhinac, waxaana heshiiskaan uu xoojin doona ganacsiga labada dowladood. Heshiiskan ay kala saxiixdeen…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Ay Ku Jiraan Federaalka Iyo Shir Wadatashi Madaxweynaha dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo shir jaraa’id warbaahinta ugu qabtay Madaxtooyada magaalada Bosaso ee gobalka Bari , ayaa dhinacyo badan uga hadlay shirkiisa jaraaid. Madaxweynaha…