Madaxweyne Deni Oo Boosaaso Kula Kulmay Taliyaha AFRICOM Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Cabdulaahi Deni iyo taliyaha ciidanka Mareykanka ee AFRICOM Gen. Stephen J.Townsend ayaa maanta waxa ay ku kulmeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Odoyaal Ku Wajahnaa Dhuusamareeb Oo Maanta Ishor Istaag Lagu Sameeyay Odoyaaal ka ambabaxay magaalada Gurcieel ee gobalka Galgaduud islamarkaana ku wajahnaa caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa maanta waxaa ishor istaag ku sameeyay ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Caasimadda Galmudug Ee Dhuusamareeb Wararka maanta aan ka helayno degmada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in degmadaasi uu ka dhacay qarax sababay khasaare kala duwan. Qaraxan ayaa ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ugaas Yarow: DF Guluf Colaadeed Ayey Ka Waddaa Gobalka Gedo Ugaas Maxamed ugaas Xasan ugaas Yarow oo sheegay in uu yahay ugaaska beesha Mareexaan ayaa dowladda federaalka Soomaaliya waxa uu ku eedeeyay in dhibaatada ka taagan gobalka Gedo ay masuul…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo DF Ku Eedeysay Khalkhal Amni, Digniina U Dirtay Seeraar Iyo Xiddig Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeysay in ay ka dambeysay dagaalkii maalinimadii shalay ka dhacay magaalada Kismaayo, una dhaxeeyey ciidamada amniga Jubbaland iyo kuwo taabacsan Cabdinaasir Seeraar…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin: Dagaal Kooxda Macawisleey Iyo Ciidamo Itoobiyaan Ah Ku Dhexmaray Hiiraan Wararka aan maanta ka helayno gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in deegan ka tirsan goblkaasi uu ka dhacay dagaal aad u qaraar oo u dhaxeeyay ciidamo Itoobiyaan ah iyo meeleeshiyo ka…