Amarro La Dul Dhigay Ciidamada Asluubta Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute oo la hadlayey askar ka tirsan ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo tababar loo soo xiray ayaa sheegay in laga doonayo in isbaladal… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Meel Mariyay 7 Hindise Sharciyeed Xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku yeeshay kulan ayaa waxa ay meel mariyeen hindise sharciyeedyo kala duwan oo gaaraya ilaa iyo 7 hindise sharciyeed. Hindise sharciyeedyada ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliye Xasan Jaamici Oo Beeniyay In Uu Ku Dhaawacmay Weerarkii Ceel Saliini Taliyaha guutada 1-aad ee ciidanka xoogga Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Xasan Maxamed Abuukar (Xasan Jaamici) oo la hadlay Goobjoog News ayaa beeniyay wararka sheegaya in gaashaanluhu uu ku dhaawacmay weerarkii Al…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Qeybo Ka Mid Ah Shabeelaha Hoose Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal saakay aroortii Al shabaab ay ku qaadeen degmada Qoryooleey iyo deegaanka Ceelsaliini ee gobalka Shabeelaha hoose. Al shabaab ayaa weerar qaraxyo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Deni Oo Xilalkii Ka Qaaday Saraakiisha Ciidamada Badda Puntland, Kuwa Kalane Magacaabay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid cabdulaahi Deni ayaa waxa uu xilalkii ka qaaay saraakiisha ugu sareysa ee ciidamada badda Puntland sida Agaasimaha Guud, Agaasime ku-xigeenka iyo taliyayaashooda. Digareetada ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo Ka Hadashay Dagaal Ka Dhacay Duleedka Kismaayo Maamulka Jubbaland ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay dagaal shalay gelinkii dambe ciidanka daraawiishta maamulkaasi iyo dagaalyahanada Al shabaab ku dhexmaray deegaan qiyaastii 150-km u jira magaalada Kismaayo ee xarunta…