Jubbaland oo Ka Warbixisey Howgallo Ka Socda Jubbada Dhexe Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha ciidanka Daraawiishta dowlad gobaleedka Jubbaland Aadan Maxamuud Ibraahim ayaa ka warbixiyey howlgallo ciidanka xoogga dalka iyo daraawiishta maamulkaas ay ka fuliyeen deegaanno hoos yimaado gobalka Jubbada dhexe. Taliyaha ayaa… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan oo Ka Warbixiyey Xaaladda Barakaca Ee Gobolka Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan ayaa ka warbixiyey xaaladda nololeed dadka barakayaasha ah ee ku sugan magaalda Baladweyne iyo nawaaxigeeda. Guddoomiyaha oo la hadlay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Saabir Oo Deeq Gaarsiiyay Naafada Cadaado Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya deegaan doorashadiisuna ay tahay magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa maanta waxa uu deeq raashin ah gaarsiiyay dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Sheegtay In Al Shabaab Ay Ka Furteen Xoolo Ciidanka xoogga dowladda federaalka Soomaaliya oo howlgal qorsheysan ka fuliyay qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegeen in xoolo nool ay howlgalkaasi kaga furteen dagaalyahanada Al shabaab.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudug: Ganacsiga Magaalada Gaalkacyo Oo Maanta Dib U Furmay Wararka aan ka helayno waqooyiga magaalada gaalkacyo ayaa ku soo wamaraya in maanta uu dib u furmay ganacsigii magaaladaasi, ka dib markii ganacsatada ay shaqo joojin wadeen muddo seddex maalin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe Oo Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Kawada Jubbada Hoose Madaxweynha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa lagu soo waramayaa in qeybo ka mid ah gobolka Jubbada hoose uu ka wado dhaqdhaqaaqyo ciidan oo laga bixiyay fasiraado kala…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Abuukar Savana “Kooxaha Kubbadda Cagta Way Bogaadinayaan Horomarka Iyo Guulaha Socda” Guddoomiyaha Kooxda Geeska Afrika Abuukar Maxamed Cabdulle (Savana) ayaa sheegay in kooxaha kubbadda cagta ay ku qanacsanyihiin habka ay wax u wadaan madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta oo iyaga doortay 15 November 2018…