Galmudug oo Ansixisay Miisaaniyad Ka Badan 17 Milyan oo Dollar Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka dowlad gobaleeda Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay kulan u jeedkiisu ahaa ka doodista iyo meel marinta miisaaniyadda dowlad goobaleedka 2020 oo horay ay u soo gudbisay wasaaradda… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhoobley: Maxay Tahay Ujeedka Safarka Madaxweyne Madoobe? Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta gaaray Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo qeybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka degmada ay ku soo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Joogtada Ee Baarlamaanka Puntland Oo Go’aan Ka Soo Saaray Khilaaf Maamulkaasi Ka Taagnaa Iyada oo khilaaf uu u dhaxeeyay baarlamaanka Puntland iyo xukumadda madaxweyne Deni kaasi oo salka ku hayay cidda noqonaysa madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi marka ay dalka kawada maqanyihiin madaxweynaha iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Ibrahim(Yarey) Oo Ka Hadashay Diyaar-garowgooda, Xiritaanka Xafiisyadooda Puntland iyo Jubbaland & Xibsiyo La Diiwaan-geliyey Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey), guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta waxaa ay kulankii billaha ahaa la qaaday wakiillada beesha caalamka sida qaramada Midoobey, Midowga Yurub iyo Midowga Afika iyada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Laftagareen Oo Sameeyay Xil Ka Qaadis Wasiiro, Kuwa Kalane Magacaabay Madaxweynaha dowlad goboleedka Konfur galbeed Soomaaliyaa Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa waxa uu xil ka qaadis ku sameeyay qaar ka mid ah golahiisa wasiirada isaga oo soo magacaabay kuwa kale.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Mahdi: Inta Soomaaliya Lagu Maamulayo Federal Qaran Xoog Leh Cirkaas Ayuu Inoo Jiraa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi oo ka hadlayay xaaladda dalka iyo guud ahaan siyaasadda ayaa waxa uu tilmaamay in inta dadka Soomaaliyeed lagu maamulayo hanaanka federaalka aysan heli doonin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Dil Goor Dhaw Ka Dhacay Dhuusamareeb Wararka aan ka helayno caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa ku waramaya in goordhaweyd magaaladaasi lagu dilay askari ka tirsanaa ilaalada madaxda ururka Ahlu sunna, waxaana dilkasi ka soo baxaya warar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Duqeyn Cusub Ka Fuliyay Jubbada Dhexe Qoraal ka soo baxay taliska mareykanka ee AFRICOM ayaa waxaa lagu sheegay in 23kii bishan duqeyn dhinaca cirka ah laga fuliyay qeybo ka mid ah gobolka Jubbada dhexe. Duqeynta oo…