Galmudug oo Xirtay Rag Cadaalad u Doontay Al-shabaab Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada ammanka magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta xabsiga dhigay rag lagu soo eedeeyey in ay rabeen in Garsoor u aadaan maxkamadda Al-shabab, ka dib markii uu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo Sheegatay Iney Khasaare Gaarsiiyeen Somaliland Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ka warbixisay dagaal saakay ka dhacay deegaan hoos yimaado gobalka Sanaag, oo ay kuwada dagaalameen ciidamo ka kala tirsan Somaliland iyo dowlad gobaleedka Puntlanad.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland Oo Guulo Ka Sheegatay Dagaalkii Dhexmaray Ciidamadooda Iyo Kuwa Puntalnd Iyada oo maanta gobalka Sanaag ay ku dagaalameen ciidamo ka kala tirsan maamulada Soomaaliland iyo kuwa Puntland ayaa dagaalkaasi waxaa guulo ka sheegtay ciidanka mileteriga ee maamulka Soomaaliland. Qoraal ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Gobalka Sanaag Ku Dhexmaray Ciidamada Soomaaliland Iyo Kuwa Puntland Wararka aan ka helayno gobolka Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in gobolkaasi ay ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan maamulada Soomaaliland iyo kuwa Puntland, waxaana dagaalaasi ka soo baxaya warar kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bari: Ganacsiga Magaalada Boosaaso Oo Maanta Xiran Wararka aan ka helayno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay ku waramayaan in ganacsiga magaaladaasi uu maanta yahay mid gabi ahaana xiran oo aan shaqeynayn. Ganacsatada magaaladaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxaya Weerar Lagu Qaaday Saldhig Ay Ku Sugnaayeen Ciidamo Kenyaan Ah Waxaa warar dheeraada ay ka soo baxayaan weerar lagu qaaday saldhig ay ciidamada Kenya ku lahaayeen meel u dhaw magaalada Gaarisa ee gobalka waqooyi Bari ee dalkaasi. Weerarkan ayaa la…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Ku Baaqday In Doorashada Soomaaliya Waqtigeeda Lagu Qabto Warsaxaafadeed ka soo baxay beesha caalamka ayaa waxaa lagu dalbaday in doorashada ka qabsoomi doonta gudaha Soomaaliya waqtigeeda lagu qabto. Warsaxaafadeedkan oo ay si wadajira u soo saareen saaxiibada taageera…