Dhageyso: Xildhibaan Ka Tirsan Soomaaliland Oo Baaq Nabadeed Diray Sheeko:Amniga Xildhibaan wali Axmed Xaawo oo ka tirsan golaha wakiilda maamulka Soomaaliland islamarkaanka wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu baaq nabadeed ka diray colaadda ka soo dhex cusboonaantay Soomaaliland… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Israsaaseyn Ay Ku Geeriyoodeen 4 Qof Oo Ka Dhacday Shabeelaha Dhexe Wararka aan ka helayno gobalka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in dad gaaraya 4 qof ay ku geeriyoodeen israsaaseyn ciidamo kawada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ku dhexmartay deegaanka Xaaji Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Caabudwaaq Oo Soo Bandhigay Khamri Iyo Xashiish Ay Howlgal Ku Soo Qabteen Wararka aan ka helayno gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxa ay ku waramayaan in magaalada Caabudwaaq ee gobalkaasi lagu soo bandhigay Khamri aad u fara badan. Taliska booliska magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gedo: Jubbaland Oo Ciidamo Hor Leh Geysay Magaalada Beladxaawo Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in dowlad goboleedka jubbaland ay ciidamo fara badan geysay degmada beladxaawo ee gobalkaasi. Ciidankan oo la sheegay in ay ka…