Wasaaradda Caafimaadka oo Sharaxday Heerka Diyaargarowga Coronaviruses Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta war ka soo saartay xaaladda cudurka Coronaviruses oo kiisaska ku saabsan laga diiwaan geliyey dhowr wadan oo caalamka ah iyada… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasaaradda Diinta oo Soo Saartay Waqtiga Isdiiwaangelinta Shirkadaha Xajka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta xukuumadda federaalka Soomaaiya ayaa maanta ugu baaqday shirkadaha ka shaqeeyo arrimaha xujeyda in ay isa soo diiwaan geliyaan, iyada oo sheegtay in waqtiga…
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Beydhaba ka Furay Shir ku Saabsan Yareynta Isticmaalka iyo Joojinta Dhoofka Dhuxusha Shirkan oo socon doona muddo laba maalin ah ayaa waxaa looga hadli doonaa joogteynta yareynta isticmaalka dhuxusha, JoojintaDhoofka Dhuxusha iyo Sidii shaqooyin kale loogu abuuri lahaa dadka ku howlan xaalufinta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Beledxaawo: Col. Gaas oo Goobjoog Uga Waramay Xaaladda Dagaalka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaalkii saakay ka dhacay degmada Baled Xaawo ee gobalka Gedo, kaasi oo ay ku dagaalameen ciidamo dowladda federaalka ay dhowaan geysay gobalka Gedo iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Madaxweynaha Yurub Oo Berri Ku Wajahan Xuduudka Turkiga Iyo Giriigga Iyada oo maalmihii tagay dowladda Turkiga ay sheegtay in uu furan yahay xuduudka ay la wadaagto wadanka Giriiga ayaa muhaajiriin fara badan oo ku sugnaa gudaha Turkiga iyo kuwo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Senetor Cabdi Qeybdiid: Soomaaliya Isbadal Doorasho Iyo Mid Amni Ayey U Baahan Tahay Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ka mid ah senetarada aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya aya waxaa uu si aad ah uga hadlay xaaladda dalka uu xilligan ku guda jiro gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Beledxaawo: Dagaal Ku Dhexmaraya Dowladda Federaalka Ah iyo Jubbaland Wararka naga soo gaaraya degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in hadda uu dagaal ku dhexmarayo ciidamada dowladda federaalka ah iyo kuwa maamul goboleedka Jubbaland. Dagaal toos ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Xooggan Oo Goor Dhow Ka Kacay Mid Ka Mid Ah Isgoysyada Muqdisho Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Balaak sii ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in goor dhow halkaasi uu ka kacay dab xooggan. Dabka ayaa waxaa uu si gaara uga…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Kenya: Soomaaliya Eedeynteeda waa mid ay ku Qarineyso Ballamihii ay uga Baxday Bulshadeeda Dowladda Kenya ayaa jawaab ka bixisay eedeynta dowladda federaalka ah ee ku aadan faragelinta ay ku heyso arrimaha Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda oo looga jawaabayo qoraallo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Al Shabaab Iyo Ciidanka Dowladda Oo Ku Dagaalamay Baardheere Wararka aan ka helayno degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in saacadihii la soo dhaafay degmadaasi uu dagaal fool ka foola ku dhexmaray ciidanka dowladda federaalka iyo…