Midowga Yurub oo Muqdisho Ku Qabtay Xafladda Maalinta Haweenka Sheeko:Amniga Munaasab lagu weyneynayey maalinta haweenka caalamka ee 8-da Maarso oo sanad weliba laga xuso adduunka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdsho, xaflada ayaa waxaa soo abaabulay Midowga Yurub. Goobjoog News 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Buulobarde: Isbitaal Hooyada iyo Dhallaanka oo Laga Hirgelinayo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan , Cali Maxamed Carraale ayaa Dhagax dhigay Isbitaal looga tala galay hooyada iyo dhallaanka oo dhowaan laga hirgelin doono degmada Buulobarde ee Gobolka Hiiraan. Mashruuca lagu dhisayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warsaxaafadeed: Akhriso Qodobada Ay Ku Heshiiyeen Madasha Xisbiyada Qaran Shir ay isugu yimaaddeen Madasha Xisbiyada Qaran (MXQ) mudadii u dhaxeysey 29ka Febraayo illaa 4ta Maarso 2020, oo ay kasoo qaybgaleen dhammaan xisbiyada xubnaha ka ah MXQ. Muddadii 5-ta casho…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay In Ay Howlgal Qorsheysan Ku Dileen Xubno Ka Tirsan Al Shabaab War ka soo baxay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in ciidaamada sida gaarka ah u tababaran ay howlgal qorsheysan ku dileen dagaalamayaal ka tirsan dhaqdhaqaaqa Al…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo Iyo Uhuru Oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Amniga Iyo Xiriirka Labada Dal Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo khadka telefoonka kuwa wada hadlay ayaa isla gartay ahmiyadda ay leedahay in si wadajir ah labada dal ay uga shaqeeyaan sugidda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Ku Timid in Madasha Qaran ay Hal Xisbi iyo Hal Murashax Yeelato 2020? Shir muddo shan maalin uga socday dalka Turkiga mas’uuliyiinta madasha qaran ayaa ugu dambeyntii la go’aamiyey in madashu hal xisbi noqoto, isla markaana doorashada 2020-ka ay hal murashax yeeshaan. Xisbiyada…