Bangiga Adduunka oo Ku Dhowaaqay in Soomaaliya ay Bixisay Deyntii uu Ku Lahaa Sheeko:Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bixisay lacagihii Hay’adda horumarinta Caalamiga ah ay ku laheed Soomaaliya si loo dhameystiro soo celinta xiriirka caadiga ah ee Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka. Soomaaliya waxay dib… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Ayax kale oo ka Dillaaca Soomaaliya Hay’adda Jimciyadda Quruumaha ka dhexeysa u qaabbilsan dalagga iyo Beeraha ee FAO ayaa ka digtay inuu Soomaaliya ka kaco taranka Ayaxii dhowaan ka dillaacay waddamada bariga Afrika, kaas oo waxyeello…