Jubbaland: Xukun Lagu Riday Askari Horay Dil U Geystay Sheeko:Amniga Maxkamada Ciidanka Jubbaland ayaa xukun dil ah ku riday Dable Bile Khaliif Xussein oo ka tirsan Ciidanka Xooga dalka qaybta 43-aad. Askariggaan ayaa 5tii bishan sadexaad 2020 askari kale oo ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliska Booliska Hirshabeelle oo Lagu Wareejiyey Agab Ciidan Taliyaha ciidamada Booliska Dowlad gobaleedka Hirshabeelle Xasan Dhicisow Xasan ayaa kala wareegay agab ciidan Taliyaha Booliska AMISOM ee deegaannada Hirshabeelle. Munaasabadda agabkaasi uu kula wareegaayay Taliska ciidanka Booliska Hirshabeelle ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Cabdi Qaybdiid: ” Waa in Laga Wada Qeyb-qaato Dhismaha Isbitaalka Dhuusmareeb” Senetor Cabdi Xasana Cawaale Qeybdiid Guddoomiyaha guddiga dib u eegista dastuurka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda u ah dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe: Wax Farqiya Oo U Dhaxeeya DF Iyo Al Shabaab Haba Yaraatee Ma Jiro Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta ka hadlayay furitaanka kalfadhiga 2-aad ee baarlamaanka Jubbaland ayaa waxa uu dowladda federaalka ah ku eedeeyay in aysan waxba kaga duwanayn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Maanta Furay Kal Fadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Jubbaland Munaasabad lagu daah furayay kal fadhiga 2-aad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta waxa ay ka dhacday magaalada Kismaayo oo xarun ku meel gaar ah u ah maamulkaasi, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Odey Ah Oo isku Gowracay Magaalada Muqdisho Wararka naga soo gaaraya gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow nin Oday ah uu isku dilay suqaasi. Dilka ayaa ka dhacay halka loo yaqaano…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midowga Afrika Oo Sheegay In Ay Dabagal Ku Sameyn Doonaan Xiisadda U Dhaxeysa Soomaaliya Iyo Kenya Qoraal ka soo baxay madaxda ugu sareysa ee midowga Afrika ayaa waxaa looga hadlay xiisadda u dhaxeysa dowladaha Soomaaliya iyo Kenya taasi oo ka dhalatay ka dib markii ciidamo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wararkii Ugu Dambeeyay ee Duqeymo Dhinaca Cirka Ah Oo Ka Dhacay Shabeelaha Hoose Waxaa saacadihii la soo dhaafay duqeymo dhinaca cirka ah laga fuliyay qeybo ka mid ah gobalka Shabeelaha hoose, waxaana duqeyntaasi lala beegsaday dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab. Qoraal ka soo…