1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Sheegay in Duqeyn Dhinaca Cirka Ah uu Ku Dilay Xubno Ka Tirsan Al Shabaab Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in iyada oo kaa shanaysa ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowladda federaalka Soomaaliya ay duqeyn dhinaca cirka ah ku dhishay xubno ka tirsan dagaalamayaasha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland Oo Si Kulul U Cambaaraysay Hadalkii Danjire James Swan Maamulka Soomaaliland ayaa waxa uu si kulul u cambaareeyay hadal ka soo baxay wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee James Swan kaasi oo ahaa in uu la socon…