Kulamada Dib U Eegista Dastuurka oo Weli Ka Socda Magaalada Baydhabo Sheeko:Baarlamaanka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Gudigga Madaxa banaan Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa kulan dood-wadaag si wadajir ah ugu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midowga Yurub iyo Somaliland oo Kala Saxiixday Heshiis Somaliland iyo Midowga Yurub ayaa maanta kala saxiixday heshiis lagu hormarineed ka dib munaasaba lagu qabtay magaalada caasimadda ah ee Hargeysa, uuna goobjoog ahaa wasiirka arrimaha gudaha Somaliland. Labada dhinac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni iyo Danjire James Swan oo Kawada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya Ku Soo Wajahan Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta waxa uu madaxtooyada maamulkiisa ku qaabilay ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee danjire James Swan. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Jubbaland Oo Mar Kale Gaaray Magaalada Dhoobleey Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta waxa uu mar kale gaaray magaalada Dhoobleey ee gobalka Jubbada hoose halkaasi oo uu dhowaan ka soo laabtay. Socdaalka Axmed Madoobe…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Ra’iisulwasaaraha Sudan oo Ka Badbaaday Isku-day Dil Wararka ka imanaya Sudan ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaare Cabdalla Xamduuk oo ka badbaaday isku-day lagu dili rabay. Telefishinka dowladda iyo xubin ka tirsan golaha wasiirada ee dalkaasi ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Qofkii Ugu Horreeyay Ee Caabuqa Coronavirus Ugu Geeriyooday Afrika Nin u dhashay Jarmalka oo ku sugnaa Masar kaddib markii uu ku dhacay caabuqa Corona ayaa haatan u geeriyooday cudurka, waxaana la sheegay inuu yahay qofkii ugu horreeyay ee uu…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Taliyaha Guud Ee Ciidamada Talyaaniga Oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus Wararka ka imaanaanaya dalka Talyaaniga ayaa waxa ay ku waramayaan in taliyihii guud ee ciidamada dalkaasi laga helay caabuqa Coronavirus oo ku sii fidiya dalkaasi. Taliyahan oo lagu magacaabo Salvatore…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Garaad: Madaxweyne Qoorqoor inkastoo aynaan isku ra’yi ahayn waxaan aqbalay Howsha uu ii xilsaaray Yuusuf Garaad Cumar wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa waxa uu soo dhoweeyay magaacaabista madaxweyne Qoorqoor ee ah in uu noqdo guddoomiyaha guddiga qabanqaabada xafladda Caleemasaarka ee madaxweynaha Galmudug…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Beesha Caalamka oo Si Kulul uga Hadashay Ciidamada isku uruursanaya Gedo, Baaq Degdeg Ahna Dirtay Warsaxaafadeed ay soo saartay beesha caalamka ayaa waxa ay walaac xooggan uga muujisay xaaladda gobolka Gedo iyo ciidamada gobalkaasi isku aruursanaya ee kuwa dowladda iyo ciidamada daraawiishta Jubbaland, waxaana dhinacyadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Madaxweyne Qoorqoor Oo Magacaabay Guddi Ka Shaqeynaya Xafladda Caleema Saarkiisa Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqqor ayaa magacaabay guddi ka shaqeyn doona qabanqaabda xafladda caleema saarkiisa, waxaana guddigaasi ka soo muuqday masuuliyiin hore. Guddigan ayaa ka kooban 12…