Taliska Booliska Galmudug Oo Amarro Adag Soo Saaray Sheeko:Amniga Taliska booliska dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxa ay soo saaree amarro adag oo ay dul dhigeen shacabka ku dhaqan degaanada maamulka Galmudug, kaasi oo ku aaddan hubka sharci darrada ah.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 12-03-2020 Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Dil Ah Ridday Mareykanka Oo Wali Ka Aamusan Duqeyn Uu Dad Shacab Ah Ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Oo Ridday Xukun Dil Ah Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa waxa ay maanta xukun dil ah ku ridday Maxamed Cali Maxamed oo loo heysto in uu dilay mid ka mid ah ilaalada deegaanka Xamar. Xukunsanahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Trump oo Joojinaya Duulimaadyada uga Yimaada Yurub Cabsi Laga Qabo Coronavirus Darteed Donald Trump madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay joojinayaan dulimaadyada uga yimaada dalalka Yurub cabsi ay ka qabaan cudurka Coronavirus oo haatan caalamka ku sii fidiya. Khubad uu si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilhaan Cumar: Tim Mynett Waxaan Lamaane ku ahayn Siyaasadda, Haddana Waxaan ku nahay Nolosha Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka cad ee Mareykanka ayaa waxa ay sheegtay in ay la aqal gashay Tim Mynett oo horay gacan yare ugu ahaa sida ay qortay warbaahita…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Wali Ka Aamusan Duqeyn Uu Dad Shacab Ah Ku Dilay Dowladda Mareykanka ayaan wali ka hadlin duqeyn 10-kii bishan ka dhacday degmada Janaale ee gobalka Shabeelaha hoose islamarkaana ay ku geeriyoodeen dad shacab ah. Mareykanka ayaa waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Galmudug Oo Eedeyn Culus U Jeedisay Maamulka Puntland Afhayeenka dowlad goboleedka Galmudug Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed ayaa waxa uu maamulka Puntland ku eedeeyay in aysan marnaba ogoleyn in Galmudug ay cagaheeda ku istaagto isaga oo xusay in sanadkii…